Doorashada Kursi ay ku tartamayaan 9-Musharax oo maanta ka dhacaya Baledweyne

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacdo doorashada labo kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka , doorashada kuraastaasi ayaana ah mid xamaasad gaar ah leh. Labada kursi ee maanta lagu dooranayo ayaa kala ah HOP#063  oo horey ugu fadhiyay  wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre iyo … Continue reading Doorashada Kursi ay ku tartamayaan 9-Musharax oo maanta ka dhacaya Baledweyne